Al Shabaab oo soo bandhigtay Gaari dagaal iyo Hub ay dagaal kusoo qabsadeen (Daawo Sawirada)

Xarakada Al Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe kusoo bandhigtay gaari dagaal oo nuuciisu yahay Cabdi Bille uu ku xiran yahay qorayga dhashiikaha iyo hub kala duwan oo ay sheegeen in ay kusoo qabsadeen weerarkii Baar Sanguuni. Sheekh Max’med Abuu Cabdalla oo ah Gudoomiyaha Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka ayaa sheegay in weerarkii … Continue reading Al Shabaab oo soo bandhigtay Gaari dagaal iyo Hub ay dagaal kusoo qabsadeen (Daawo Sawirada)